Discover and read the best of Twitter Threads about #Hadalhaynta

Most recents (1)

#Hadalhaynta [ Analysis Thread 👇] Sarakiisha Ethiopian ka ee ay isticmaaleen @M_Farmaajo & Fahad Yasin si ay cadaadiyaan Axmed Madobe ayaa ku guuldaraystay in ay wax ka badalaan aragtidiisa, balse waxaan halka ku iftiiminaynaa warbixinta dahsoon ee ku gadaaman saraakiishan. 1/8
#Hadalhaynta Saraakiishan ka tirsan sirdoonka #Ethiopia waxaa heshiis kula jira Fahad Yasiin oo maalinti Eid Al-Adxa u dhoofay Addis Ababa si uu uga soo kexeeyo ayna u cadaadiyaan Axmed Madobe, ujeedkooda ayaa ahaa cadaadis siyaasadeed & mid dagaal inay ku qaadaan Madoobe. 2/8
#Hadalhaynta Horay waxay ugu guulaysteen in ay ka joojiyaan Shariif Sakiin inuu is sharxo, sidoo kale waxay dagaal dhiig badan ku daatay ku soo xireen Mukhtar Robow oo ahaa musharax KG, waxayna lacag hormaris ahaan u qaateen $500,000 qaybti kale waxaa geeyay Abdulahi Kulane. 3/8
Read 8 tweets

Related hashtags

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!