Discover and read the best of Twitter Threads about #Jowhar

Most recents (5)

Weli waa Xasuustaa Sababihii uu uga Diiday #QoorQoor & #Farmaajo Balankoodii inuu u tago. Waxaan rajaynayaa inaad la dhacsaneed. Maxaa ka dhihi ayadoo waxba iska badalin tabashadii aad la dhacsaneed hadduu #Dhusamareb3 ka dego markii ay ajanabi ku dhaheen tag?🥸#Somalia #Puntland
#Puntland waxeey ku jirtaa Gobaladda Dadkooda ugu Faqrisan yihiin #Somalia, Xataa haddii ay leeyihiin Diaspora fara badan oo lacag usoo dirto. Faqriga & dayaca shacabka waxu gaarsiisan yahay heer khudaar looga yaqaano tuuloyinka qaarkood Basasha & Botaatada😱 #Mogadishu #Galmudug
Bal Southka #Somalia tag, fiiri Cuntada Xasaska saboolka waxeey cunaan & kuwa saboolka ku ah #Puntland waxeey u canaan. Kaftan waxan Diaspora ugu badaney ameey cuno xumo aheed. Xilib & caano o kali ah #Deni uun buu ku qurxoonsiin, jahwareer awgeed. #Galmudug #Jubbaland #Mogadishu
Read 10 tweets
Waxu isku dayey marinhabaabin Dad an Anniga masuul ka'ahay, Tolkayga #Mudug ila #Barriga fog daadsan. Been buu ka sheegay, ka cabsida #Mudulood. Haddaanan sidiina u dhaqmo, Madaxwayne & Reyswasaare in laka qaato ba #Banaadir & #Puntland lagu heshiiyay, maxa ka baqnaa?😂 #Somalia
Sababta inta Baddan Nabadoonka #Somalia loo doorto meeshaan baad ka fahmi, markii ay saan oo kale u banjaraan waa la iska badelaa. Jidadka ay dadka dhisteen baa run ka ah waxuu sheegay. Dadka uu aamusa leeyahayna ku jeer bay caqli dhaamaan.😂#Puntland #Mogadishu #Galmudug #Jowhar
Marinhabaabka Dadkayga lagu hayo, Ka daa baad oranaysaan. Odeygaan dhowr jeer baa dhageystay, aad buuna ii dhibay, sidaan aniga u arkey wa siyaasi been ka buuxdo. Bal dhageeyso siduu ku bilaabayo, waxuna qirtay inuusan dhaqan Democracy ah uusan ku qanacsaneen.🥸#Somalia #Puntland
Read 12 tweets
Boos aan Xamar Dowladda dhexe laga soo gadan kuma yaalo, haddii u jirana waa sharci daro. bal ii sheeg waxeey xamar ku leedahay oo aan booskeeda gurigeedda ku yaal aheyn. Baadiyaha Xamar qof kuugula dhagan majirto Dr. Cashuurtana #Mogadishu baa leh. Ar xaa leedahay?😂🤣 #Somalia
Haddii ay tahay anakaa ugu badan, taas waa mid siyaasadeed oo mar dhow la rabo in laga fujiyo Qaabiilka, maxa soo haray, inaad Image fiican u qabiil #Somalia ku lahaa maalin walba isku dayeesaan inaad ka tirtaan, kuna dayataan Qabiiladda ku caan baxay dhibka & lugooyada #Muqdisho
Intaas oo Sanno buu Qabiilkaan isku dayaayay inuu #Somalia meeshay soo gaartay la keeno, una tagaayay fidna wadayaasha si uu Gogol Qaran ugu dhigo. Guul, maantoo la rabo in Qabiil laga guuro bay kuwiina kusoo dhacday, iney sida kuwa kale u dhaqmaan, Goofsi! 😵🇸🇴#Mogadishu #Jowhar
Read 7 tweets
Doorasho Dadban wakhtigeeda kuma dhici karto, ilaa December waa in lagu heshiiyaa Odeyaasha tiradooda, Beelaha loo noqdaa, waa in Beel walba si gaar ayada uh ah ku heshiiyaan, sideey Odayaashooda wax usoo xulaaya usoo xushaan.🤔1/1
#Somalia #Mogadishu #Puntland #Galmudug #Jowhar
Gobaladda Koonfurta waxa u dheer iney kala tashadaan Xulkooda #AlShabaab, markaas Odoyaasha waa iney sameeyay Siminaar Federal o ay ku baranayaan so Xulka Xeerarka ku hareersan sida Qaybta Dumarka, ka bacdinina ay Seminaar kale la galaan Madaxda Gobolkooda.1/2 #Somalia #Mogadishu
Intaas waxaa dheer lagdanka Beelaha dhexdooda jilibkee baa intee Xildhibaan leh ilaa iyo heer qoys, is afgaran waa & dib u heshiisiin ka bacdi baa Xulkii Madaxda Gobolka loo geen sidey ragooda ugu darsadaan, qaar baa markaas ka caroonaya in kooda laga tagay1/3🤔#Somalia #Mogadihu
Read 5 tweets
Salaad Cali Jeele baa Shirka Mudulood Mikrofoonka qabsaday markuu arkay inuu Shir siyaasad isku bedelay, markaas baa Guulwade Mikrofoonka kula dhagey, buuqna bilaawday. Dadbaa beel walba afduubta, kowooda kalana cadow uga dhiga.🤔😱
#Somalia #Muqdisho #Puntland #Galmudug #Jowhar
Salaad Cali jeele markii u yiri Aniga waxa rabaa ineey 1Qof1Cod doorashadu noqoto, wa lagu qayliyay, Su'aalshu waxey tahay, Beesha madulood weey ku qanacsanyihiin sideey odayaashu wax uso xulaan. Xildhibaanada beesha ama Beesha mid dooro
#Somalia #Mogadishu #Hirshabeele #Galmudug
Salaad Cali Kaligaa ma'tihid qof ka ra'yi duwan Beeshiisa laguna diray, waxeeyse Beeshu ogeen kuweey u sacab tumahayaan ineey wax aan dantooda gaarka aheen ineey u hayn. Sabab baa jirtay in Mudulood dhowr madaxwayne isku xigga heshay, Nabad baa lagu yaqiin. 🤔#Somalia #Mogadishu
Read 6 tweets

Related hashtags

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!