Discover and read the best of Twitter Threads about #XisaabXir

Most recents (1)

#XisaabXir doorasho (1/4)

Farmaajo sida tartanka guddoonku laga arkay 98 ayuu haysTEY; 12 senate-ka ah wuu heli karaa; 10 codna waa u biiri karaan =120 cod;

#Yuruuruca doorasho kasta 100 cod ayay khasaariyaan;

Jilib-culuska kale, 3 rajo leh & 4 samri la’, 110 cod ayaa u haray
2/4
Jilib-culuska waxaa dhex yaal 110 cod HADDABA, ragga la hadal hayo & 4ta ku daba-dhaggan oo anagaa soo baxayna ku haya, sidee ayay u kala qaybsan doonaan wareegga 1aad — illayn suuragal ma aha in nin kasta yiraahdo 70 cod baan ka kacayaa oo hal 70 ayaa ku jira 110-ka code! Image
3/4

Haddaba, tee ayay u dhow dahay;

1. In Farmaajo 120 MP dhaafi waayo oo washamsi lagu qaado; isaga oo taas ogna uu tartanka galo;

2. Inuu fashilka ka cabsado oo aanu ka qayb galin doorashada;

3. Inuu 70 MP ee ka dhiman uu kiiba siiyo $400 oo kun oo $30-koo milyan uu bixiyo Image
Read 4 tweets

Related hashtags

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!