Discover and read the best of Twitter Threads about #cadale

Most recents (2)

Breathtaking view of #Cadale gateway. Image
360 degree view.
@PowerOffGrid team coming back to Cadale.
Read 3 tweets
Haddii an ku darsan karo ra'yi, Caasimadda #mudulood2020 looma diidne may ku dhistaan Magalooyinkoda Gorgortan ay la galaan #FGS ka Cusub, kana dhameeystan horimarinta magaalooyinka Beesha haddii Xamar la wada yeesho? Beesha magaloyinkooda Jid laami o isku xira dhinaca Xeebta?🧐
Siyaasigu kursi buu bartilmaamaysanaya, lkn aawey caaqilkii garan lahaa ineey jiraan siyaabo badan, o looga faa'iidaysan karo inuu Rabi Dhul Xeebeed o quruxsan ina dejiyay. Jid Laami ah oo ilaa Xarardheere tagaaya, beesha ugu qiimo badan kursi shaqsi ku fadhiisanayo #mudulood2020
Ka waran #Warsheikh #Cadale #Mogadishu highway afar lane leh, sida ay magaalooyinkaas u dhismi lahaayeen, #Xamar danbeba ha sheegin, anigana Warsheekh baa iska degi lahaa 2 saac drive Xamar baa usoo shaqi tagi lahaa oo danbaa iigu jirto, marbaa ku riyooday😂 #Somalia #Hirhsabeele
Read 5 tweets

Related hashtags

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!