Discover and read the best of Twitter Threads about #puntlandturns22

Most recents (2)

#Somalia shacabkiisa labo buu u qaybsamay kuwa rabo ineey Dowlad, Hay'ado Dowladeed dhismanin haddii wiilkooda uusan horjoogin, kuwana waa Anigoo kale oo qaati idanka istaagan, rabana inaad Dowlad yeelataan sideey Noloshooda iska sii wadan lahaayeen😡 #Mogadishu #PuntlandTurns22
Runta haddii la isku sheego, weligeey Holiday ma sameenin, Guri Germany kama dhisan, Dadka aan waxaan Shaqeeysto la qaybsadana waxeey tiriyaan inta beeshooda Agaasime ay leedahay, haddii ay u dhadhaminana waxeey rabaan burbur kale, Anigana Holiday inaa aaddi karo. #Somalia #Xamar
Caqli Somali baa isticmaalay Touristik Industry baa ka shaqeeyaa oo meel walba lagu dalxiiso Aduunka waa ka shaqeen karaa,. Run isu sheegga aan usoo noqdo. Waa daalnay haddii aan nahay Masruufayaasha #Somalia Dowlad waa hasheene ku dhaga😂 #Mogadishu #Puntland #Galmudug #Puntland
Read 5 tweets
When I wrote the slogan in the Pic, #Gaas sat on d throne in #Garoowe bc I suspected dat his successor could be worse &, unfortunately, I was right.Sure, it was 22yrs ago when d good idea was born to build #Puntland so that we could build a nation & not what it became. 🎊#Somalia
Naceebka Iska dhaaf baad isoo DM gareenaysaan, naceeb igama ahee dhaliil bay iga tahay. Iska dhaafa isku taaga Federalka ee bal is garab dhiga, waxeey shacabkooda u qabteen #Somaliland, Doorrasho toos ah & jidad dhisan, sooma dhamaan waxaan haysano. #Puntland. #Somalia #Mogadishu
2012 markii aan ka baxnay ku meel gaarka ba bilaaway inan sidey ku qorantahay Dastuurka #Puntland, ay Xilwareejin la hoos tagayo Federalka la sameeyo & Dastuur cusub u Ololaynayay, waa aragti #Farmaajo hortii aan qabay, Isbaarashada aan u dhiganay in Dowladnimada #Somalia qaadno
Read 13 tweets

Related hashtags

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!