Ayman Profile picture
Corruption kills, fuels war, facilitates state capture by kleptocrats. Corruption is not a victimless crime. To stop corruption we must restore Integrity.
Apr 5, 2022 6 tweets 2 min read
Wuxuu yidhi, ilaahay hal diid, Ba-Xawaadlena hal diiday, anna hal diiday!

Muuse diid inuu faraha uga qaado golaha degaanka Hargeysa inay dib u dhisaan Suuq cusub oo bedala kii gubtay, ganacsatadii dhibku gaadhayne taa diide inay aqbalaan, Shacabka Somaliland iyaguna diide in ninkaa corrupted-ka ah ee lagu sheegay wasiirka hawlaha guud ee calaamadaha nifaaqa lehi uu hormuud ka noqdo dhismaha cusub, maadaama uu yahay nin hore loogu soo tijaabiyay wasaarad kale oo ku soo fashilmay,