How to get URL link on X (Twitter) App
Yuu Yahay Gavin Wood?

Anatoly Yakovenko aad ayuu u xanaaqay in 2017kii markii shirkii Bitcoin ee waagaas uu diidey iney aqbalaan barnaamijka lacag-bixinta Bitcoin sababtoo ah khidmadaha oo kor u kacay $60-70. Wuxuu uu joogay Café landhaho Soleil, isagoo ka fekeraya sababta Bitcoin uu gaabis u yahay. #Solana #Crypto #Blockchain
This mastermind oo laga haayo inuu mar si aad u ooyay because of ciyaar fiidiyoow darteed, (gadaal ka ogow sababta) 🤣 hadda waa ninka maamula tignoolajiyadda ugu saamaynta badan ee kacdoonka maaliyadeed ee ugu muhiimsan nolosheenna.
Warren Buffett ma sameyn a grand exit, balaayo xaflado No mic drop🤣.