Sharma Boy is the Somali version of #JustinBieber. His hit songs is changing ciyaalka xaafadda vibe! #newgeneration
Sharma Boy haddii aadan aqoon ilmahaaga ama ilmaha walaalkaa ayaa yaqaan. Maskaxdoodana waa heystaa, maxaa yeelay luuqad ay wax ku fahmaan ayuu kula hadlaa, waxa ay jecel yihiinna waa ku soo heesaa.
Heesihiisa waxaa qaab dulsaar ah ugu luuqeeya dhallinyarada TikTok isticmaasha
Ugu dambeyn wasiirka waxbarashada @Godahbarre ayaa heesta cusub ee Sharma Boy ku tilmaamay mid xikmad leh. Ilana qaatay in wiilkaan hibadiisa looga faaiideysto dhanka wanaagsan!
https://t.co/20QqbQSk9i
Sharma Boy wuxuu ku caan baxayba, waa hubaal in lawada qiray in codkiisu guri kasta gaaray.
Xaqiiq waxaa ah in shaqo la’aanta baahsan ee caasimadda ka jirta ay dhallinyaro badan soo shaac bixisay hibadooda faneed. Waa arrin u baahan in dhug loo yeesho!
https://t.co/72oomoifdu
Halabuurka faneed ee dhallinyaradeenna weli heerkaan oo kale ma arag! 😂😂😂 #SharmaBoy
Ugu dambeyntii Wasiir @Godahbarre ayaa qaabilay #SharmaBoy 😂 Waa arrin soo dhaweyn mudan!
Inclusive Governance?!
https://t.co/uqPEfLJQuX
Share this Scrolly Tale with your friends.
A Scrolly Tale is a new way to read Twitter threads with a more visually immersive experience.
Discover more beautiful Scrolly Tales like this.
