Bahda Dalsan, waad ku mahadsantihiin wareysigan taariikhiga ah.
Daawasho kadib waxaan go'aansaday in aan runta ka sheego been badan uu R/W-hii hore Cali Geedi @AliMGedi ku hadlay. Fadlan wada aqri jawaabtan tixan.
Markii mooshinka ku saabsanaa soo gelitaanka Itoobiya la hor keenay Barlamaanki Ku Meel Gaarka oo markaasi fadhigiisu ahaa Nairobi....
Kuwii diidanaa oo naftooda Xamar uula soo cararay (KUWAAS OO MATALAY DAREENKA SOOMAALIYEED GUDO & DIBAD ) waaye kuwa uu Geedi ku tilmaamay kuwa doonayay in ay xukuumadda ridaan.
Tusaalooyin seddex ah:
fas.org/asmp/campaigns…
Shell-shocked: Crimes Against Humanity in Mogadishu hrw.org/report/2008/12…
Somalia: War Crimes in Mogadishu
hrw.org/news/2007/08/1…
fpif.org/the_making_of_…
Muqaawamada wexey aheyd iskaashi ama dhaqdhaqaaq GUMEYSI DIID ah oo gudo iyo dibadba leh.
Shirkii uugu horeeyay oo gumeysi diidka waxa lagu qabtay Columbus, Ohio.