Jimcaale Xamari Profile picture
Medico 🩺 📿🐪📿
Apr 5, 2022 6 tweets 2 min read
Maxay Shacabka Reer #Hargaysa, gaar ahaan ganacsatada Waaheen, uga qayliyeen in Xukuumada Biixi iyo Wasaaraddiisa Hawlaha Guud loo xilsaaro maamulka iyo dibudhiska suuqii gubtay ee Waaheen?

#Somaliland

Thread 🧵

Ina Mari;

1/6 Shacabka SL guud ahaan waa dad soo jeeda, wax xan ahina kama qarsoona. Ka faa'idaysiga dhibaatadoodu waa mid ay ogyihiin, kuna baraarugsan yihiin. Damac kasta oo hantiyeed oo qoyska Madaxwaynaha ama cid kale ka gala suuqa gubtay ma aha mid ka qarsoomaya.

#HargeisaMarketFire
2/6