Hadalhaynta Profile picture
Kala soco #Hadalhaynta ( #SomaliTrending ) wararka 24 ka saac ugu danbeeyay ee Amniga, Sirdoonka, Siyaasadda, Dhaqaallaha, Bulshada & Gorfaynta ee Soomaaliya.
Aug 15, 2019 8 tweets 5 min read
#Hadalhaynta [ Analysis Thread 👇] Sarakiisha Ethiopian ka ee ay isticmaaleen @M_Farmaajo & Fahad Yasin si ay cadaadiyaan Axmed Madobe ayaa ku guuldaraystay in ay wax ka badalaan aragtidiisa, balse waxaan halka ku iftiiminaynaa warbixinta dahsoon ee ku gadaaman saraakiishan. 1/8 #Hadalhaynta Saraakiishan ka tirsan sirdoonka #Ethiopia waxaa heshiis kula jira Fahad Yasiin oo maalinti Eid Al-Adxa u dhoofay Addis Ababa si uu uga soo kexeeyo ayna u cadaadiyaan Axmed Madobe, ujeedkooda ayaa ahaa cadaadis siyaasadeed & mid dagaal inay ku qaadaan Madoobe. 2/8