My Authors
Read all threads
Boos aan Xamar Dowladda dhexe laga soo gadan kuma yaalo, haddii u jirana waa sharci daro. bal ii sheeg waxeey xamar ku leedahay oo aan booskeeda gurigeedda ku yaal aheyn. Baadiyaha Xamar qof kuugula dhagan majirto Dr. Cashuurtana #Mogadishu baa leh. Ar xaa leedahay?😂🤣 #Somalia
Haddii ay tahay anakaa ugu badan, taas waa mid siyaasadeed oo mar dhow la rabo in laga fujiyo Qaabiilka, maxa soo haray, inaad Image fiican u qabiil #Somalia ku lahaa maalin walba isku dayeesaan inaad ka tirtaan, kuna dayataan Qabiiladda ku caan baxay dhibka & lugooyada #Muqdisho
Intaas oo Sanno buu Qabiilkaan isku dayaayay inuu #Somalia meeshay soo gaartay la keeno, una tagaayay fidna wadayaasha si uu Gogol Qaran ugu dhigo. Guul, maantoo la rabo in Qabiil laga guuro bay kuwiina kusoo dhacday, iney sida kuwa kale u dhaqmaan, Goofsi! 😵🇸🇴#Mogadishu #Jowhar
Qof waxuu Maanta boobay wakhti dheer u ku magan galaayo baan jireen, xeey siyaasiyiintiina maqleen? Dowladda an rabno waxii maanta la ciifnaan dowladeed laga boobo bira baa la soo celin, marka maxaad u rabtaan inaad buuga tariikhda Qabiilada kuwa kale la safataan?
#Somalia #Xamar
Waxaan Aqoon kama hadlaayo, #Xamar baa ku dhashay, kusoo barbaaray, wax kusoo bartay, waligeeyna #Jowhar & #Afgooye ma dhaafin intaa #Somalia ku noolaa. Dib u dhiska gurigeena Baaraxo agtiisa (maanta 15qoys Qaxooti baa ku nool)waxaa hortaagan Cabsi fidno markale dhacdo. #Puntland
#Mogadishu Diasporada badan oo qabiillada kale ah, cabsi sideena oo kale baa ku jirta, ineey maal gashadaan meel ay dowladda dhexe & qabiilka dagga isku dhaaranayaan maalin kasta. Maalgashigana ya ka faa'iidaya? dadka dega deegaanka. Goofaysi #Xamar kuma fiicna🧐
#Somalia #Jowhar
Missing some Tweet in this thread? You can try to force a refresh.

Keep Current with SHARMARKE🐪TING🇸🇴

Profile picture

Stay in touch and get notified when new unrolls are available from this author!

Read all threads

This Thread may be Removed Anytime!

Twitter may remove this content at anytime, convert it as a PDF, save and print for later use!

Try unrolling a thread yourself!

how to unroll video

1) Follow Thread Reader App on Twitter so you can easily mention us!

2) Go to a Twitter thread (series of Tweets by the same owner) and mention us with a keyword "unroll" @threadreaderapp unroll

You can practice here first or read more on our help page!

Follow Us on Twitter!

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!