My Authors
Read all threads
Haddii an ku darsan karo ra'yi, Caasimadda #mudulood2020 looma diidne may ku dhistaan Magalooyinkoda Gorgortan ay la galaan #FGS ka Cusub, kana dhameeystan horimarinta magaalooyinka Beesha haddii Xamar la wada yeesho? Beesha magaloyinkooda Jid laami o isku xira dhinaca Xeebta?🧐
Siyaasigu kursi buu bartilmaamaysanaya, lkn aawey caaqilkii garan lahaa ineey jiraan siyaabo badan, o looga faa'iidaysan karo inuu Rabi Dhul Xeebeed o quruxsan ina dejiyay. Jid Laami ah oo ilaa Xarardheere tagaaya, beesha ugu qiimo badan kursi shaqsi ku fadhiisanayo #mudulood2020
Ka waran #Warsheikh #Cadale #Mogadishu highway afar lane leh, sida ay magaalooyinkaas u dhismi lahaayeen, #Xamar danbeba ha sheegin, anigana Warsheekh baa iska degi lahaa 2 saac drive Xamar baa usoo shaqi tagi lahaa oo danbaa iigu jirto, marbaa ku riyooday😂 #Somalia #Hirhsabeele
Haye hee Tollka fariintayda iga gaarsiiya, yey idin hogaamin Qof aan hogaan u qalmin. Waxaa la rabay ineey ilmo goofsi Caasimahooda ay ku dayadaan #Muqdisho, hadda qaarkiin baa raba iney caasimadda ku dayato caasimadaha Goboladda ooy Xaruun goofaysi noqoto.#Mudullood2020 #Somalia
Missing some Tweet in this thread? You can try to force a refresh.

Keep Current with SHARMARKE🐪TING🇸🇴

Profile picture

Stay in touch and get notified when new unrolls are available from this author!

Read all threads

This Thread may be Removed Anytime!

Twitter may remove this content at anytime, convert it as a PDF, save and print for later use!

Try unrolling a thread yourself!

how to unroll video

1) Follow Thread Reader App on Twitter so you can easily mention us!

2) Go to a Twitter thread (series of Tweets by the same owner) and mention us with a keyword "unroll" @threadreaderapp unroll

You can practice here first or read more on our help page!

Follow Us on Twitter!

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!