My Authors
Read all threads
Ururka @SONSA_NSA Haddii ugu Horeentii Xaaladda uu Wadanka ku jiro aad ka been sheegtaan, Talking point tiska Mucaaradka, Dowlad Gobleedka & Qaar Ajanabi ah wadataan, Bulshada Rayidka isku tilmaamkeeda soo denbi ma'aha? Arragtidda Bulshadda wa Teena🥸#Somalia #Mogadishu #Puntland
II keen haddii aad taqaan Bulsho Xor ah oo rabta in loo codeeyo ama tuugo dhuumasho la'aan usoo shaqo taga, ka hortaga dhisada ummadda sharci & maamul sharci ku saleeysan caawinaysa. Markaad taas i tusidit baan ina rumaysanayaa inaad Bulsho rayid metashaan. 🥸 #Somalia #Mogadishu
Haddii ay dhab idinka tahay waxa keeni laheedeen mid mar walba shacabka rayidka u naxaya. Tusaale waxaad codsan kartaan in waxa Maanta siyaasadda isku haysto iscasilaan, Xalimo yareey & SNA & Nisa oo wada socda ay wadanka u diyaariyaan doorasho Gobol & federal oo toos ah #Somalia
Ma'aha inaad abadan shaki idin daba soconaayo haddii ad dhaqankiina wax ka badashaan. Daba socda waxa shacabka dantiisa ku jirto, ilaa heer dagaal. Nabad waxeey anfacdaa ninkii qanacsan, shacab xaqiisa la horjooga baad matashaan, kii Dagaal ka xigo tuugi mayno #Somalia #Mogadishu
Ha i fellow gareen haddii ad Urur tahay, markaan arko oo kusoo follow backgareeyo, oo waxaan oo kale arko inaad tweet gareeynaysid waa ka shalaayeesaa, markaas baa iga carari sida @SONSA_NSA Twitterka wa sida dunida waan is arki doonaa, hadda waa idinka haray. #Somalia #Mogadishu
Definition of Civil Society Organization & Community Based Organization. 6. Characteristics of Civil Society. Read d handouts before starting ur jobs @SONSA_NSA, it took a few seconds until I had the idea for this tweet and could get the related info #Somalia #Mogadishu #Puntland
Missing some Tweet in this thread? You can try to force a refresh.

Keep Current with SHARMARKE🐪TING🇸🇴

Profile picture

Stay in touch and get notified when new unrolls are available from this author!

Read all threads

This Thread may be Removed Anytime!

Twitter may remove this content at anytime, convert it as a PDF, save and print for later use!

Try unrolling a thread yourself!

how to unroll video

1) Follow Thread Reader App on Twitter so you can easily mention us!

2) Go to a Twitter thread (series of Tweets by the same owner) and mention us with a keyword "unroll" @threadreaderapp unroll

You can practice here first or read more on our help page!

Follow Us on Twitter!

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!