My Authors
Read all threads
Salaad Cali Jeele baa Shirka Mudulood Mikrofoonka qabsaday markuu arkay inuu Shir siyaasad isku bedelay, markaas baa Guulwade Mikrofoonka kula dhagey, buuqna bilaawday. Dadbaa beel walba afduubta, kowooda kalana cadow uga dhiga.🤔😱
#Somalia #Muqdisho #Puntland #Galmudug #Jowhar
Salaad Cali jeele markii u yiri Aniga waxa rabaa ineey 1Qof1Cod doorashadu noqoto, wa lagu qayliyay, Su'aalshu waxey tahay, Beesha madulood weey ku qanacsanyihiin sideey odayaashu wax uso xulaan. Xildhibaanada beesha ama Beesha mid dooro
#Somalia #Mogadishu #Hirshabeele #Galmudug
Salaad Cali Kaligaa ma'tihid qof ka ra'yi duwan Beeshiisa laguna diray, waxeeyse Beeshu ogeen kuweey u sacab tumahayaan ineey wax aan dantooda gaarka aheen ineey u hayn. Sabab baa jirtay in Mudulood dhowr madaxwayne isku xigga heshay, Nabad baa lagu yaqiin. 🤔#Somalia #Mogadishu
Beeshe Mudulood Ciidanka ay rabto ineey ku dumiso #FGS meey ku soo xoreeysato Goofaha Alshabaab ay ka haysato? Waa su'aal meesha taal. Salaad Cali "Anaa la taliya madaxwaynaha waxaana maalin walba ka shaqeenaa sideey dowrashada waqtigeeda ku dhacdo." #Somalia #Mogadishu #Galmudug
Waxaan Jeclaan lahaa Beel walba oo afduuban kowooda fiyoow ineey shirarkooda Sida Salaad Cali Jeele uga qayb qaatan iskuna dayan iney Beesha ku baraarujiyaan ineey dad dantooda gaar raadinayo ay u afduuban yihiin.😷 #Somalia #Mogadishu #Galmudug #Hirshabeele #KGS #Puntland #Xamar
Missing some Tweet in this thread? You can try to force a refresh.

Keep Current with SHARMARKE🐪TING🇸🇴

Profile picture

Stay in touch and get notified when new unrolls are available from this author!

Read all threads

This Thread may be Removed Anytime!

Twitter may remove this content at anytime, convert it as a PDF, save and print for later use!

Try unrolling a thread yourself!

how to unroll video

1) Follow Thread Reader App on Twitter so you can easily mention us!

2) Go to a Twitter thread (series of Tweets by the same owner) and mention us with a keyword "unroll" @threadreaderapp unroll

You can practice here first or read more on our help page!

Follow Us on Twitter!

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!