Politikal Islam in #Somalia! Aniga & Rabigeena baa rabtaan inaad na dhexgashaan. Diintaad shaqo ka raadsateen, ka xigsataan, shacabkaad rabtaan inaad u talisaan. Isbaarasho Aakhiro baa u danleydihiin, dadkaad ku dhex noolshihiina Horumorkooda aad hor istaagtaan. Munaafiqiin?!🥱
Qof baa Tan akhrinaya markaas bu wax Xun tuhmayaa, asagoo is weydiin maxaa hadalkaas iga keenay, asagana Muuminimo bu iskutuhunsan yahay. Munaafiqii baa batay, qof walboo diinta baro, ha yeelin inaad qof kale kuu fahmo diintaada, o aad aakhiradaada ku Aaminto. #Somalia #Mogadishu
Qof nool baa kaa dhaadhiciyay, waxuu ilaahey i faray waan fuliyaa (Haq & Sunno), haddii aan kuu duceeyo oo qoraan kuugu akhriyo caafimaad baa heleysaa (Mushaakir). Ilaahay amerkiis Daawo baa taal cudurkaas daaweysa.
Marinhabaabin Diimeyd. 🥱#Somalia #Mogadishu #Puntland #Galmudug
Dadka saas ugu dhaqma diintey ay dhahaan waan matalnaa, kooda Khaldan sida kuwa hablaha biyaha ku shaba aan ka hadlin, ayaka dhexdooda aan is aqbalsaneen baa raba iney abadan na xukumaan?! Isbaarasho Diimeyd! Jaahilintooda baa qeelo dheer.🥱#Somalia #Mogadishu #Puntland #Galmudug
Weligaa ma isku deyday inaad ka hadasho waxii qalbigaaga soo gala, oo ma ka baqdey waxuu qofkale kuugu tuhmi karo? Diintaada baa laciif ah, wax aad Diinta aad ka fahmin, raadi ilaa ka fahantid. See ku awoodaa, Caqligii rabi ku siiyay isticmaal.🥱#Somalia #Mogadishu #Puntland #KGS
Sh. Shibili oo ka hadlaayo naag Caado qabta Moobilkeeda kama akhrisan karto Quraanka! Ma waxuu ku Khudbeeyo ama ka jawaabo buu waayey, maxuu musuulkaas isku dulsaarey? Qof oo aad Quraan akhris ka horistaag waa khatar. Gabdhaheena nadaafedooda muu ogyahay? #Somalia #Mogadishu #KGS
Kuwaan Quraanka & Xadiisyo dadka la dhaca ay Wadaad ka soo qaateen oo Tweetkeyga hoostiisa Diinta iga saareya maad aragtaa, Diin & caqli bay igu tuhunsan yihiin ama sidii jaahilinta u caadi aheyd, shaydeen(Gaal) bay tuhunsan yihiin.🥱 #Somalia #Mogadishu #Puntland #Galmudug #KGS
Koo baa i yiri kuula doodi maayo intii aad gif isticmaalayso. Dood waa war isdhaafsi (communication), gifskana waa si gaar ah u hadal. Markaas buu igu tuhunsanaa jaahilnimo, asagoo jaahil ka ah, waxa dood ay tahay. #Somalia & heerka caqli istaagay.🥱#Mogadishu #Puntland #Galmudug
Iska ilaali waxad dhaheysid si ay follower kaaga cararin! waxa rabo an dhaha, qofkaan rabo wa maaga, kuma xirna inta i dawa socota ama isoo daba raacda, waxa kali ay ku xirantahay wa intaan inala hadlayo & tuhun caqli. Dad baa i soo daba yaacaya.Reality check! #Somalia #Mogadishu
Waxa kale aadan fahminina wa tweetka meel gaarkiisa & inta like ama retweet saaran ineyn isku xirneyn, ee jiro dad waxa micnaha leh akhristo & dad # isticmaalo oo si degdeg ah war raadis ah. Xataa inta ku daba socota kuma xirna. Caqli asagaa is gada. #Somalia #Mogadishu #Puntland
Waa jirtaa markuu qof waxaa tiri retweetgareeyo 30 kun ama qof dad waxuu dhaho aaminsan daba yaacayaan, kuwaas ayakaa isla weyn oo Haddii ay waxaaga retweet gareeyaan ha tuugin. Everywhere Jaahil. Waxaa rabto dheh oo haku saleen inta jeclaan karto. 🥱#Somalia #Mogadishu #Puntland
Qiyaas +7k baa akhrisatey threadkaan, Tweetkii ugu danbeyey 1saac baa kasoo wareegatay, inta page kale uu threadkaan leeyahay oo twitter ka baxsan oo akhrisatey laguma darin, kuwiina wax kale tweetka ku qiimeeya. Qof ila doodeyna ma jirto?🥱#Somalia #Mogadishu #Puntland #Galmudug
*Qiyaas = statistic from twitter

• • •

Missing some Tweet in this thread? You can try to force a refresh
 

Keep Current with SHARMARKE🐪TING🇸🇴

SHARMARKE🐪TING🇸🇴 Profile picture

Stay in touch and get notified when new unrolls are available from this author!

Read all threads

This Thread may be Removed Anytime!

PDF

Twitter may remove this content at anytime! Save it as PDF for later use!

Try unrolling a thread yourself!

how to unroll video
  1. Follow @ThreadReaderApp to mention us!

  2. From a Twitter thread mention us with a keyword "unroll"
@threadreaderapp unroll

Practice here first or read more on our help page!

More from @Sharmarkei

29 Aug
@SomPundit The secularism Gov. is the idea of founding father Atta Türk & not an idea from EU, he wanted his Türkey to modernize. It's not as easy as you explained the case and the gas findings in the sea can lead to war btw 2 NATO nations, that's why the EU is so involved. #Somalia #Xamar
@SomPundit Whether Europe or the Arab region, Turkey is increasingly isolating itself in all directions in terms of foreign policy. D Gov. speaks of a "precious loneliness" - a precious & thus self-chosen loneliness. On d outside, however, Erdogan seems rather helpless🤷🏿‍♂️ #Somalia #Mogadishu
@SomPundit Everything that happens on earth, let Allah happen. What has Erdogen changed about Islam in Turkey, other than repealing discriminatory laws against hijab etc.? Whatever you can do in Paris, you can do in Istanbul. Legally, Turkey is still a secular democratic state.🤔 #Somalia
Read 8 tweets
26 Aug
Another unusual opinion by the way, my last 1 for today. Reporter Atosh's shit storm paid off in the end for the job seeking #Somali lady & Atoosh maybe helped many before her, had just enough & indirectly said we are so many, let the others do it this time!😂#Somalia #Mogadishu
"*May said" bc of positive speculation. Why I think he deserves a break now, bc he is better than those celeberties who didn't respond 2 those seeking help, therefore U can't start a rage campaign like dat, dat helped d lady at d end of the day with $4,5k & 8 job offers😉#Somalia
I would like many of those in the #Somali politics stage to explain their opinion so understandable & rationally to d Pple & not explain it as everyone knows. Even our good guy r making dis bad habit theirs, maybe they no longer see the necessity of pple's voluntariness😉#Somalia
Read 6 tweets
20 Aug
Weli waa Xasuustaa Sababihii uu uga Diiday #QoorQoor & #Farmaajo Balankoodii inuu u tago. Waxaan rajaynayaa inaad la dhacsaneed. Maxaa ka dhihi ayadoo waxba iska badalin tabashadii aad la dhacsaneed hadduu #Dhusamareb3 ka dego markii ay ajanabi ku dhaheen tag?🥸#Somalia #Puntland
#Puntland waxeey ku jirtaa Gobaladda Dadkooda ugu Faqrisan yihiin #Somalia, Xataa haddii ay leeyihiin Diaspora fara badan oo lacag usoo dirto. Faqriga & dayaca shacabka waxu gaarsiisan yahay heer khudaar looga yaqaano tuuloyinka qaarkood Basasha & Botaatada😱 #Mogadishu #Galmudug
Bal Southka #Somalia tag, fiiri Cuntada Xasaska saboolka waxeey cunaan & kuwa saboolka ku ah #Puntland waxeey u canaan. Kaftan waxan Diaspora ugu badaney ameey cuno xumo aheed. Xilib & caano o kali ah #Deni uun buu ku qurxoonsiin, jahwareer awgeed. #Galmudug #Jubbaland #Mogadishu
Read 10 tweets
20 Aug
A race btw #FGS & #IC(@US2SOMALIA, @NBerlangaEU, @UNSomalia)has begun while IC bombs #Dhuusamareeb3 with heavy artillery from Dhabalif(Triators, corrupters & confederates) & d #FGS is using Dabadhilif fighting aircraft with d rule of law to try to erase them🤔 #Somalia #Mogadishu
The race is over, the losers from the #FGS had no chance of getting out of the way, on the contrary, those from #IC have been so agile that they bombarded with Dabadhilif #Dhusamareb3 that everything was over quickly and we now have to dismiss our team.😱#ImpeachFarmaajo #Somalia
I feel beaten, frustrated and angry, and regret not going to bed earlier, I can't digest and go to bed with these bitter bill now? I hope when I wake up tomorrow to hear better news than what #Farmaajo was able tonight, No from Parliament.🙄#Somalia #Mogadishu #Puntland #Galmudug
Read 10 tweets
19 Aug
Waxu isku dayey marinhabaabin Dad an Anniga masuul ka'ahay, Tolkayga #Mudug ila #Barriga fog daadsan. Been buu ka sheegay, ka cabsida #Mudulood. Haddaanan sidiina u dhaqmo, Madaxwayne & Reyswasaare in laka qaato ba #Banaadir & #Puntland lagu heshiiyay, maxa ka baqnaa?😂 #Somalia
Sababta inta Baddan Nabadoonka #Somalia loo doorto meeshaan baad ka fahmi, markii ay saan oo kale u banjaraan waa la iska badelaa. Jidadka ay dadka dhisteen baa run ka ah waxuu sheegay. Dadka uu aamusa leeyahayna ku jeer bay caqli dhaamaan.😂#Puntland #Mogadishu #Galmudug #Jowhar
Marinhabaabka Dadkayga lagu hayo, Ka daa baad oranaysaan. Odeygaan dhowr jeer baa dhageystay, aad buuna ii dhibay, sidaan aniga u arkey wa siyaasi been ka buuxdo. Bal dhageeyso siduu ku bilaabayo, waxuna qirtay inuusan dhaqan Democracy ah uusan ku qanacsaneen.🥸#Somalia #Puntland
Read 12 tweets
18 Aug
Ururka @SONSA_NSA Haddii ugu Horeentii Xaaladda uu Wadanka ku jiro aad ka been sheegtaan, Talking point tiska Mucaaradka, Dowlad Gobleedka & Qaar Ajanabi ah wadataan, Bulshada Rayidka isku tilmaamkeeda soo denbi ma'aha? Arragtidda Bulshadda wa Teena🥸#Somalia #Mogadishu #Puntland
II keen haddii aad taqaan Bulsho Xor ah oo rabta in loo codeeyo ama tuugo dhuumasho la'aan usoo shaqo taga, ka hortaga dhisada ummadda sharci & maamul sharci ku saleeysan caawinaysa. Markaad taas i tusidit baan ina rumaysanayaa inaad Bulsho rayid metashaan. 🥸 #Somalia #Mogadishu
Haddii ay dhab idinka tahay waxa keeni laheedeen mid mar walba shacabka rayidka u naxaya. Tusaale waxaad codsan kartaan in waxa Maanta siyaasadda isku haysto iscasilaan, Xalimo yareey & SNA & Nisa oo wada socda ay wadanka u diyaariyaan doorasho Gobol & federal oo toos ah #Somalia
Read 7 tweets

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3/month or $30/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!

Follow Us on Twitter!