My Authors
Read all threads
Weli waa Xasuustaa Sababihii uu uga Diiday #QoorQoor & #Farmaajo Balankoodii inuu u tago. Waxaan rajaynayaa inaad la dhacsaneed. Maxaa ka dhihi ayadoo waxba iska badalin tabashadii aad la dhacsaneed hadduu #Dhusamareb3 ka dego markii ay ajanabi ku dhaheen tag?🥸#Somalia #Puntland
#Puntland waxeey ku jirtaa Gobaladda Dadkooda ugu Faqrisan yihiin #Somalia, Xataa haddii ay leeyihiin Diaspora fara badan oo lacag usoo dirto. Faqriga & dayaca shacabka waxu gaarsiisan yahay heer khudaar looga yaqaano tuuloyinka qaarkood Basasha & Botaatada😱 #Mogadishu #Galmudug
Bal Southka #Somalia tag, fiiri Cuntada Xasaska saboolka waxeey cunaan & kuwa saboolka ku ah #Puntland waxeey u canaan. Kaftan waxan Diaspora ugu badaney ameey cuno xumo aheed. Xilib & caano o kali ah #Deni uun buu ku qurxoonsiin, jahwareer awgeed. #Galmudug #Jubbaland #Mogadishu
Maxaa ka filee Bulsho Awooda 2Asbuuc gudahooda iney 150k$ u soo aruurisa Nin Dil lagu haysto India, Wiilkooda kale ee dhahaya soo aruuriya 100k$ aan Biyo xireen iduunku sameeyo, ku qoslahaya "war ma Dowlad baa na mooday" jawaabtuna tahay. 😂 #Somalia #Puntland #Galmudug #Jubbland
#Somalia Awooda Gobal ma laga fiiriyo intey tujaarta awoode ee inteey saboolka Gobalkaas ay lacagtiisa ugoyso. Mar dhow baa tweet arkahayey tusahaya qiima beelka lacagta #Puntland. Dhinaca Horumarkana #Galmudug mardhow Khayraadkeeda baa loo Qodi, Talkeeygana kooda keydka Allah😂
Mashruuchada ceelasha Batroolka Wakhti waa qodob culus. Markuu u bilaabmana Petrol Dollarka #Galmudug, #Hirshabeele, #Mogadishu, #KGS & #Jubbaland waxaan arkeyna #Puntland & #Somaliland lama karayaashii oo miisaska ku taagan dhahayana lacagta noo badiya, heesaya u noqoshada 91kii
Haddana la dhaamayaashoodda bay daba safan yihiin. #Somalia waa dhibteen #Somaliland & #Puntland, wax kalana ma'aha ee waxaa is moodaan inaad Somalida dhabta ah aad tihiin, idinkoo waxba aadan dhaamin kuwa kale oo aan Gaajo shacabkiina meel dhigatay aan aheen. #Mogadishu #Jowhar
Dhaqan ibna Aadan yeesha, kiina wax deli gadaal marsiga ka daaya, kiina wax dhisahayana cisa, taladda afmiishaarka ka hara, Boobka & Dagaalka aad Moodeen Ragnimo ka fogaada hooy #Puntland & #Somaliland ha ka harina Gobaladda kale, tallo xuma baa idinka muuqata #Somalia #Mogadishu
Ciyaal suuqa #Jowhar jooga mar mar Canbe bu ku Quraacdaa Bobaayna waa ku casheeyaa, #Somaliland & #Puntland anaa gedi Gaari ku dhex maray, waxa arki 18 jir an weligii Canbe & Bobaay cunid iska daaye aan arag. Ciyaal suuqa Jowhar Hilib & Caano kama maqna. #Somalia #Mogadishu #KGS
Missing some Tweet in this thread? You can try to force a refresh.

Keep Current with SHARMARKE🐪TING🇸🇴

Profile picture

Stay in touch and get notified when new unrolls are available from this author!

Read all threads

This Thread may be Removed Anytime!

Twitter may remove this content at anytime, convert it as a PDF, save and print for later use!

Try unrolling a thread yourself!

how to unroll video

1) Follow Thread Reader App on Twitter so you can easily mention us!

2) Go to a Twitter thread (series of Tweets by the same owner) and mention us with a keyword "unroll" @threadreaderapp unroll

You can practice here first or read more on our help page!

Follow Us on Twitter!

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!