My Authors
Read all threads
When I wrote the slogan in the Pic, #Gaas sat on d throne in #Garoowe bc I suspected dat his successor could be worse &, unfortunately, I was right.Sure, it was 22yrs ago when d good idea was born to build #Puntland so that we could build a nation & not what it became. 🎊#Somalia
Naceebka Iska dhaaf baad isoo DM gareenaysaan, naceeb igama ahee dhaliil bay iga tahay. Iska dhaafa isku taaga Federalka ee bal is garab dhiga, waxeey shacabkooda u qabteen #Somaliland, Doorrasho toos ah & jidad dhisan, sooma dhamaan waxaan haysano. #Puntland. #Somalia #Mogadishu
2012 markii aan ka baxnay ku meel gaarka ba bilaaway inan sidey ku qorantahay Dastuurka #Puntland, ay Xilwareejin la hoos tagayo Federalka la sameeyo & Dastuur cusub u Ololaynayay, waa aragti #Farmaajo hortii aan qabay, Isbaarashada aan u dhiganay in Dowladnimada #Somalia qaadno
Dastuurka #Somalia waxuu dhameystiran yahay markii ay #Somaliland ay aqbasho ka bacdina afti qaran loo sameeyo, waxii intaas ka horeeyo waxu sii ahaanayaa ku meel gaar. Kuwa ku xiraya Dastuurka iney #Puntland sidii Dastuurkeda ku qoran ay xilka wareejiso, federalkana hoos tagto🤔
Madaxwayne walba oo #Puntland Xilka soo qabtay #Faroole ka bacdi, markuu Dastuurkaan aqristo, xiisaha uu u qabo, inuu Federalka hoos tago baaba iska yareeynaysa, waxeeyna u egtahay ineey leeyihiin markeey #Somaliland soo xarooto ka hor hana suginina. #Somalia #Mogadishu #Galmudug
*Inteeyn #Somaliland kasoo noqon horteeda ha na suginina.
Kuwaan dabaal dagahaya, 1%may aqrin Dastuurka lagu dhaqo iska dhaafe ineey aqbalsanyihiin. Halkaas waxaa iiga muuqato qiyaamo shacab, afka waxaa looga sheegaa in Qaran #Somalia la raadinayo, lkn loo dhaqmaa side Dowlad cadowa #FGS kana xun horumarkeyda. Inside job #Puntland22🤔😱
Sxb kuwiina iswaydinaya, maad ka qayb gashaan dib u dhiska dhulkiina? Sxb anaka waxa nagu dhacday sidii Prince Charles, kuwi naga horeeyay baa degi la' sida Queen Elisabeth. Haddana raba ineey dhayreeystaan, saas awgeed bay Dagaal noogu hanjabayaan, #Somalia #Mogadishu #Puntland2
Shacab la xisaabtama o iska ceyrin karana waa iska dhowreen, Odayaashana boobkey la qaybsadeen. Maanta waxeey isbedelka ku tilmaamaan Burbur & dagaal sokeeya oo nasoo foolhaya. Wa Horumar meel walba lagu arki karo & Codeeynta shacabka waxeey saas u tarjumeen. #Somalia #Puntland22
Markey doodayaan Amniga kasakoow waxeey ku marmarsoodaan inuu #Farmaajo Xilka sii fadhiyo rabo, waxeeyna ka fogaadaan sababta doorashada wakhtigeeyda dib loogu dhigahayo iney tahay dadkii ay abidan ka hortaagnaayeen ineey soo xushaan matalaadooda codeyntooda. #Somalia #Puntland22
Haddii aad isku talking pointiska Cali dheere Afhayeenka #Alshabaab jawiga siyaasad & horumarka ay gaartay #FGS & #Somalia guudahaan, waxbaa ka qaldan Wadannimadaadee isku noqo. Ninkii yiraahda Doorasho toos ah ma dhici karto, ma rabo buu ka wadaa. #Somalia #Puntlandturns22 #KGS
Marka kuwa sideeda o kale jecel #Puntlandturns22 naceeb ay i qabaan awgiis i caaya, ok i aflagaadeeya ra'yigaan ka qabo Dowladnimadda lkn ha igu caayn in qof iso gatay. Haddii Barri Farmaajo jidka lagu toogto, aragtida dhaliisha Gobolka & doorasho toos ah isbedeli mayso #Somalia
Missing some Tweet in this thread? You can try to force a refresh.

Keep Current with SHARMARKE🐪TING🇸🇴

Profile picture

Stay in touch and get notified when new unrolls are available from this author!

Read all threads

This Thread may be Removed Anytime!

Twitter may remove this content at anytime, convert it as a PDF, save and print for later use!

Try unrolling a thread yourself!

how to unroll video

1) Follow Thread Reader App on Twitter so you can easily mention us!

2) Go to a Twitter thread (series of Tweets by the same owner) and mention us with a keyword "unroll" @threadreaderapp unroll

You can practice here first or read more on our help page!

Follow Us on Twitter!

Did Thread Reader help you today?

Support us! We are indie developers!


This site is made by just two indie developers on a laptop doing marketing, support and development! Read more about the story.

Become a Premium Member ($3.00/month or $30.00/year) and get exclusive features!

Become Premium

Too expensive? Make a small donation by buying us coffee ($5) or help with server cost ($10)

Donate via Paypal Become our Patreon

Thank you for your support!